HomeAbout UsProductsContact Us
Somali Electronic Dictionary

shl0809frontside.jpg

Main Function:
1、Dictionary
English-Somali
Somali-English
2、Calculator
3、Conversion
4、Conversation
5、Name Card
6、Date and time
7、U disk
8、MP3
Hardware specifications;
Memory 1G
Color Screen
2.4"TFT
LCD Display 320*240 Dot
Power Li Battery
Earphone



SAHAL Electronic Dictionary waa Qaamuuskii electronic ah ee ugu horeeyay ee lagu qoro luqada af soomaaliga. Waa qalab yar oo casri ah oo aad jeebka ama boorsada ku qaadan karto. Wuxuu ka kooban yahay English-Somali ,Somali-English iyo weliba English-English oo hal shay kuwada jira. Waxaa ku jira erayo aad iyo aad u badan oo ka kooban daily English used words, scientific words, social science words iyo in kabadan 100,000  oo eray. Waxaa loogu talo galay dhamaan ardayda dugsi hoose ilaa heer jaamacadeed, dhamaan shaqaalaha xafiisyada iyo weliba dadka ku dhashay qurbaha ee aan aqoon luqada af soomaaliga



 

halkan nagala soo xiriir info@aalad.com 00447904139980




Sahalstudent2.jpg

Details..

 Sahalstudent2.jpg
 
Sahalstudent2.jpg 
 
 
 
 
 
Waxaad ka heli kartaa Wadamada hoos ku qoran

Wadanka
Magaca
Telefoonka
UK
Abdiaziz
07904139980
USA
Omar

612-871-4813

Australia
Yahya Ali
0061411822350
Canada
Anwar Issa
1780-264-0007
Somalia

Makatabda
Jiilala jadiid
Meecaad shop

 

4417453
4456040

Dubai

Mustafa

00971-505070790

Halkan ka
iibso